DHAGEYSO:Munaasabad sagootin ah oo loo qabtay madaxiii hore ee Hay,ada UNHCR

0
636

Waxaa xaflada satoogin ah loogu qabtay magalada Ali juqur oo kamid ah deganka faafi logu qabtay madaxiii hore ee Hay,ada UNHCR xafiiskeeda Dadaab waxaana sidoo kale xaflada lagu sodhaweynayay sargaalka cusub ee shaqada kala wareygay masuulka hore
Mohamed Baaruud Hussein ayaa fafahinta Dadaab kasoo diray.