Maxkamadda Sare Ee Somaliland ayaa Maanta Ku Dhwaaqday Natiijada Rasmiga Ah Ee Golaha Wakiilada Somaliland kadib ilaa 20 Dacwo oo laga Gudbiyay.Qaar ka mid ah Xildhibaanada ko soo baxay Doorashadii 31 Bishii Shanaad ee May ka dhacday Guud ahaan Deegaanada Soomaaliland.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maxkamadda sare ee Soomaaliland oo soo gabagabaysay dacwado doorashada laga dudbiyay