5 nin oo burcada Taleefannada dhaca ah iyo qoryo iyo agab kale oo macmal ah oo ay dadka ku dhici jireen ayey Boliisku ku soo bandhigeen Muqdisho.
Sido kale waxa ay boliisku soo bandhigeen Taleefanno iyo agab kale oo ay dad ka dhaceen.
Kooxo shabakad ah una soo qalab qaatay in dadka shacabka ah ay dhacaan ayaa ku badan degmada Karaan iyo degmooyinka kale ee gobolka Banaadir.
Ciidanka booliska ayaa soo bandhigay raggaan, waxaana ay sheegeen in Sharciga la marsiin doono.
Afhayeenka booliska somalia ayaa maanta mar kale xarunta CID kusoo bandhigay rag lagu soo eedeeyey burcadnimo iyo nin dilay cunug yar uu adeer u ahaa.
Isagoona faah faahinayo dacwadahan waxaa uu yiri.