DHAGEYSO:Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya oo daahfurtay siyaasadda qurba joogta

0
429

Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ee xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka daah furtay siyaasadda Qaran ee Qurbe-joogta Soomaaliyeed.
Barnaamijkaan lagu soo bandhigayay siyaasadda Qaran ee Qurba-Joogta Soomaaliyeed ayaa waxaa ka hadlay Wasiiro dowladda ka tirsan