Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Digniin loo diray ciidamada dalka Somalia By star - June 30, 2021 0 674 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Gen. Abdullahi buule kameey xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa digniin u diray dhamaan CXD in ay rasaas nool nool ku ridaan bulshada inta lagu guda jiro munaasabada 1da luuliyo iyagoo u dabaal dagaya maalmaha xuriyada soomalia.