DHAGEYSO:Nuxurka khudbadhii madaxweyne Uhuru Kenyatta

0
670

bandowga habeenkii Waxaa lagu daray muddo 60 cisho ah
sidada caadada ah madaxweynaha ayaa sheegay in bandowga habeenkii marka laga bixiyo 13 ismaamul uu bilaaban doono 10-ka habeenimo isagoona ku eg 4-ta arroornimo.

Waxaa sido kale bandowga lagu kordhiyay 13-ka ismaamul ee horey bandowga u saarnaa, kaas oo bilaabmaya 7-da fiidnimo ila 4-ta aroornimo.

Waxaa la faray dhamaan dadka soo galaya Kenya inay heystaan warqada cadeynaysa in qofka uusan qabin COVID 19.
Madaxweynaha ayaa Kenyaanka ugu baaqay in qof walba uu ka feejignaado Virus-ka si looga guulaysto COVID 19.
Waxaa uuna intaas ku daray in hadii si wadajir ah loola dagaalamo caabuqa ay Kenya guul weyn ka gaari doonto Corona Virus.
Guud ahaan xaaladaha Corona Virus ee dalka ayaa ah 183,603 ka dib markii maanta la diiwaangaliyay kiisas dhan 719.
Waxaana ka soo kabsatay 800 oo qof halka ay u geeriyoodeen 9 ruux oo hor leh .