DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo ka cabanaya kooxo dhac u geysata dadka

0
366

Qaar ka mida shacabka ku nool Magalaada Muqdisho ee Caasiamdda dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xilliyada Habeenkii iyo Maalintiiba ay dhibaato ku qabaan Kooxo Burcad oo dadka dhacaya mararka qaarna baabuurta istaajinaya oo dhac u geysanaya.
Waxaa ay sheegeen in Kooxahaan Burcada ah ay mararka qaar Guryaha u soo galaan ayadoo ay tilmaameen inay qaarkood wataan dharka Ciidanka,
Waxaaa ayna a Baaq u direen Madaxda Dowladad ugu Sarreysa Xilli ay Warbahainta Gudaha Soomaaliya la hadleen shacabku.