Wararka Kenya DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shacabka Xagardheer oo biyo yari ka cabanaya By star - June 29, 2021 0 563 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa biyo yari laga soo sheegayaa qeybo ka mid ah xaafadaha xerada qaxootiga ee Xagardheer ka dib markii ay hallaabeen qaar ka mid ah matooradii adeeggan loo isticmaalayay.Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya