Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle oo dhawaan shaaciyay inaysan ka qayb galayn shirka madaxda wadatashiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa waxay Markale Tilmaameen in Go’aamo kale ay soo saari doonaan hadii la qabto Shir uu ka Maqan yahay Madaxweynaha Maamulkaasi Cali Guudlaawe.
Afhayeenka Maamulka Hirshabeelle Daa’uud Cirro oo TV-ga Univeersal la hadlay ayaa faahfaahiyay.
Waxaa uuna soo jeediyay inay doonayaan in la sugo Madaxweyne Guudlaawe oo hadda Safar Dibadda ah ku maqan.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Maxay tahay sababta maamulka Hirshabeelle uga qayb galayn shirka Muqdisho?