DHAGEYSO:Shir ku saabsan kallumeysiga oo lagu qabtay soomaaliya

0
653

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda kalluumeysiga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa kulan looga hadlay sare u qaadida kalluunka dalka Soomaaliya la qaatay ururka dhoofinta cunno badeedka Soomaaliya.
Ka dib markii uu shirka soo dhammaaday ayaa waxaa qodobadii diiradda lagu saaray warbaahinta u faahfaahiyay wasiir ku xigeenka wasaaradda kallumeysiga ee Soomaaliya .