DHAGEYSO:Dadka ku nool qaxootiga oo rajo wanaagsan ka muujiyay Joe Biden

0
775

Qaxootiga ku nool xeryaha Dadaab ayaa soo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka joe biden.
Waxaa ay rajeynayaan in loo qaado dalkaasi sida uu ku soo warramayo Axmadnuur Maxamad Cabdullahi Yogol