Xoghayaha guud ee ururka macallimiinta dalka ee KNUT Wilson Sossion ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkiisi.
Waxaa uuna sheegay inuu diiradda saari doono arrimaha xeer dejinta. Mr Sossion arrinka shaaca ka qaaday maanta.
Tani ayaa kusoo aadeyso iyadoo berri qorshuhu yahay in ururka KNUT uu saraakiil cusub doorto.
Sossion ayaa KNUT hoggaaminayay tan iyo sanadkii 2013-kii.
Waxaa uu baarlamaanka si magacaabid ah ugu biiray sanadkii 2017-kii.