Wasiirka Wasaarada Maaliyada dowlada Fedraalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa wuxuu Faahfaahin ka Bixiyay halka uu hada joogo heerka maaliyadeed ee Soomaaliya kadib dhibaatooyin badan oo dalku Soo maray.
Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ayaa dhanka kale sheegay inay hada Wadan Barnaamij Balaadhan oo dalka isku filaansho lagu gaadhsiinayo taasoo looga maarmayo inay dadka Soomaaliyeed Sugaan ama ku Tiirsanaadaan Deeqaha Caalamka.