DHAGEYSO:Mudanaha galbeedka Wajeer oo arrimo dhowr ah uga warramay warbaahinta Star

0
366

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka galbeedka Wajeer Axmad Qolosh ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta Star waxaa uu ku faahfaahiyay qodobbo dhowr ah sida go’aanka guddiga IEBC ee ah in qofka xil qabanaya uu haysto shahaadada Degree ,hadal haynta ka dhalatay go’aankii madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta uu dhinac iskaga dhigay magacaabidda 6 garsoorayaal ah iyo isbeddelka ku yimid hoggaanka sare ee ismaamulka Wajeer.
Mudanaha oo u warramay Cabdinuur Cali ayaa waxaa hadaladiisi ka mid ahaa