Kadib markii dhawaan uu Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya sheegay in Garoonka Degmada Dayniille uu dhawaan Shaqo bilaabayo ayaa waxaa soo baxaya dad sheegaya inay dhulka Garoonka laga dhisayo ayagu leeyihiin oo si sharci daro ah looga qaadanayo.
Qaar ka mid odayaasha sheegay in dhulka Garoonka Degmada Dayniille ay iyagu lee oo warbahainta Soomaaliya Magaalada Muqdisho kula hadlay ayaa madaxda dowlada waxay ugu baaqeen inay arintaan soo faragaliyaan.