DHAGEYSO:Wafdi ka socdo laanqayrta cas ee Kenya oo gaaray Dadaab

0
472

Waxaa deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissaa gaaray wafdi ballaaran oo ka socdo hay’adda laanqayrta cas ee Kenya Red cross waxayna kormeer ku sameyeen qaar ka mid ah mashruucyo ay deegaankaas iyo xeryaha qaxootiga ah ka wado hay’adda.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya