DHAGEYSO:Nin 29 sano jir ah oo isku dilay Makueni

0
584

Wararka naga soo gaaraya degmada Makuyuni ee ismaamulka Makueni ayaa sheegay inuu halkaasi isku ceejiyay qof da’diisu lagu sheegay 29 sano.
Victor Muasya ayaa inuu naftiisa ka takhaluso u adeegsaday funaanad uu xirnaa.
Aabihii oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Victor uu shalay qalalaase ka abuuray goob ganacsi taasoo keentay in ciidamada ammaanka ay xiraan balse waxaa uu isku dhex dilay saldhigii lagu hayay.