Qoysas ku nool deegaanka Lang’ata oo ay daadku saameeyeen oo deeq helay

0
512

Waxaa deeq isugu jirto cunno, joodariyaal iyo buugaag la gaarsiiyay boqolaal ka mid ah dadka deegaanka Lang’ata, ee magaala madaxda dalka ee Nairobi, kuwaas oo ay fatahaad saameysay.
Waxaa deeqdan iska kaashaday qaar ka mid ah hoggaamiyaasha iyo ururrada samafalka, oo ay ku jiro ururka daryeelka carruurta.
Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Langa’ta Nixon Korir ayaa hoggaaminayay deeqdan la gaarsiiyay dadka ay fatahaadu saameysay ee uu sababy roobabka wali sii da’ya
Waxaa uu sheegay in dadku ay fatahaadu saameysays ay Intooda badani ka shaqeenayeen goobaha aan rasmiga ahayn, oo ay ku jiraan baararka iyo huteelada islamarkaana uu covid-19 dhakhligooda saameeyay.
Waxaa uu intaa ku daray inay marxalad adag mareen ka dib markii guryahooda ay dadku waxyeeleeyeen.
Waxuu uu sheegay in wadaan qorsaho ay 1000 qoys uga faa’iideysan doonaan kheeraad.