Madaxweynaha maamula Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed C/casiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa wuxuu sheegay in marka la soo Xulayo Xildhibaanada Golaha shacabka ka soo Galaya Koonfur Galbeed ay Beelaha ku qasbi doonaan ilaalinta Qoontada Dumarka.
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kulan wuxuu LA Qaatay Haweenka qaybahooda kala duwan wuxuuna u balan qaaday inay Qoontada Haweenka xaqiijin doonaan.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo sheegay inay Beelaha ku Qasbi doonaan inay dumarka...