Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer Fatuma Gedi Cali ayaa sheegtay in dadaal dheer ka dib dhawaaan guddoomiye ku xigeen matalaya dowladda dhexe la geyn doono magaalada Diif ee Koonfurta wajeer.
Waxay tani horseedeysaa in halkaas laga hirgeliyo mashaariic kale oo dhanka horumarka ah.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayay Khadka taleefoonka ugu warrantay