Afhayeenka aqalka baarlamaanka hoose ee ismaamulka Nairobi Benson Mutura ayaa maanta oo jimco ah lagu sii daayay damaanad lacageed oo dhan hal milyan oo shilinka dalka ah
Waxaa uuna ka soo hormuuqday maxkamad ku taal Nairobi isagoona lagu eedeeyay falal xatooyo ah .
Waxaa uuna iska fogeeyay eedeymaha loo soo jeediyay.
5 milyan ayaa lagu eedeeyay inuu ka dhacay dowlada ismamaulka Nairobi.
16-ka bisha may ayaa lagu wadaa in mar kale la dhagaysto dacwadiisa