Afar xubnood oo wada qoys ahaa ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay deegaanka Kagoya ee ku teedsan waddada isku xirta Siaya-Nyadorera habeenimadii xalay.
Shilka ayaa sababay ka dib markii ay isku dhaceeb gaari yar iyo bus skuul.
Dadka ku dhintay shilkaas ayaa kala ahaa aabe iyo carruurtiisa.
Meydadka dadkii ku dhintay shilkaas ayaa loo gudbiyay isbitaalka Siaya.