Waxaa lagu soo warramayaa inuu aad u hooseeyo adeegga intarneetka ee dalka Suudaan.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaadday hay’adda NetBlocks.
Hay’addan ayaa dabagal ku sameysa intarneetka waxayna hoosta ka xarriiqday in xawaaraha intarneetka ee guud ahaan Suudaan uu hadda yahay boqolkiiba 2.