DHAGEYSO:Abaarta Garissa oo saameysay waxbarashada

0
496

Abaarta daba dheeratay ee ka jirta gobolka Waqoyi Bari ayaa saamayn wayn ku yeelatay tacliinta.
Waxaa arrintan warbaahinta Star faahfaahin ka siiyay xoghayaha ururka qaran ee macallimiinta dalka laantiisa Garissa Cabdirisaaq Xuseen