Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

Xisbiga Thirdway Alliance oo iska fogeeyay dacwad ka dhan ah BBI

Xisbiga Thirdway Alliance ayaa sheegay in uunan qayb ka ahayn qorsho kasta oo looga soo horjeedo hannaanka sharci beddelka ee BBI.Xoghayaha guud ee xisbigan...

AKHRISO:Axmad Madoobe oo xilka ka qaaday Cabdirashiid Janan(Wareegto)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmad Maxamad Islaam Axmad Madoobe ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii amniga ee Maamulkaasi Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan..Wareegto kasoo baxday...

Askar saaka Muqdisho lagu dilay

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in Rag hubeysan ay askar ka tirsan Ciidamada Soomaaliya ku dileen Isgoyska Siinaay...

Dalka jarmalka oo lagu soo rogay xayiraado cusub

Dowladda wadanka Jarmalka ayaa kordhisay xayiraadaha la doonayo in lagu xakameeyo faafidda cudurka COVID-19.Tallaabooyinka cusub ee ay dowladda dalkaasi ay soo rogtay waxaa ka...

Bangladesh oo baaraysa dabkii saameeyay xerada qaxootiga Rohingya

Saraakiisha dowladda dalka Bangladeshi ayaa guda galay baaritaano ku aaddan dabkii xooggana ee ka kacay xero ay ku jiraan qaxootiga bulshada Rohingya.Sida laga soo...

DHAGEYSO:Dad deegaanadooda ay Shabaab ka barakiciyeen oo xaalado nololeed wajahaya

Qaar ka mid ah qoysas danyar ah oo ay Al-Shabaab ka soo barakiciyeen deegaano ka tirsan gobolka shabeellada Hoose ayaa waxay Wajahayaan Xaalad nololeed...

Xafiisyada ismaamulka Elgeyo Marakwet oo la xiray

Waxaa albaabada la isugu dhuftay xarunta dhexe ee dowlad deegaanka Elgeyo Marakwet ka dib markii ay kordheen xaaladaha cudurka COVID-19.Xoghayaha ismaamulkaas Paul Chemmuttut ayaa...

Agaasimaha fulinta ee xisbiga Jubilee oo geeriyooday

Agaasimaha fulinta ee xisbiga talada wadanka haya ee Jubilee James Waweru ayaa geeriyooday xilli loo waday isbitaalka Karen ee magaalada Nairobi si halkaas loogu...

Most Popular

Recent Comments