Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

Kooxo mucaarad ku ah dowladda Ukraine oo ku eedeeyay ciidamada dalkaasi inay weerar kusoo qaadeen

Waxaa lagu soo warramayaa in kooxo gooni u goosad ah oo gacansaar la leh dowladda Ruushka, islamarkaana ku sugan bariga dalka Ukraine sheegeen in...

Maamulayaasha dugsiyada oo lagu amray inay soo celiyaan arday loo eryay qarashaadka tacliinta

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ayaa maamulayaasha dugsiyada sare ku amray inay dib ugu yeeraan ardayda ay xaafadaha u direen si...

Israa’iil oo gantaallo la beegsatay koonfurta caasimadda Dimishiq ee Syria

Waxaa lagu soo warramayaa in ciidamada militeriga ee Israa’iil ay hoos u rideen dhowr gantaal oo lala beegsaday goobo ku yaalla koonfurta caasimadda dalka...

DHAGEYSO:William Ruto oo ololihiisa geeyay Kirinyaga

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto , hoggaamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi iyo dhigiisa Ford-Kenya Moses Wetangula ayaa maanta ololahooda siyaasadeed u bandhigay dadweynaha...

IMLU oo walaac ka muujisay tirada booliska ee ka qayb qaadanaya falal dambiyeedyada

Shirkadda madaxa bannaan ee bixisa adeegyada sharciga ee dhanka caafimaadka oo loo yaqaano (IMLU) ayaa walaac ka muujisay inay korortay tirada saraakiisha booliska ee...

Madaxweynaha dalka oo Brussels uga qayb gelaya shirka Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

Madaxtooyada dalka looga arrimiyo ee State House ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in madaxweynaha wadanka Uhuru Kenyatta la filayo inuu maanta gaaro...

Darasaad lagu ogaaday in William Ruto uu yahay musharraxa ugu taageerada badan

Ra’yi uruurin ay sameysay shirkadda darasaadka ee (TIFA) ayaa tilmaamaysa in madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto uu yahay musharraxa xilka madaxtinimo ee ugu...

Taliyihii booliska Beledweyne oo iska hor imaad lagu dilay

Alle ha u naxariistee waxaa ku geeriyooday israsaaseyn Magaalada Beledweyne ku dhexmartay Ciidamada Booliska Beledweyne iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad,...

Most Popular

Recent Comments