Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Faahfaahin caafimaad oo ku saabsan waxyaabaha sababo is-dilka

Xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa ku soo badanaya dadka is-dilaya ama isciijiya taas oo walaac uu ka dhashay.Maxamad Baaruud Xuseen oo nooga soo...

Isku shaandheyn lagu sameeyay booliska dalka.

Waaxda qaran ee adeegga booliska ee NPS ayaa isku shaandheyn ku sameysay ciidamada ammaanka.Isbeddelladan oo lagu dhawaaqay maanta ayaa saameynaya in ka badan 260...

In ka badan 30 da’ayar ah oo lagu xiray Homa Bay

Saraakiisha booliska ee ismaamulka Homa Bay ayaa xabsiga u taxaabay 36 da'ayar ah oo la qabtay xilli ay ku caweynayeen guri ku yaalla tuulada...

QM oo war kasoo saartay dagaaladii ka dhacay Muqdisho

Bahda Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsantahay isku dhacyadii shalay iyo xalay ka dhacay magaalada madaxda Muqdisho.Qoraal ka...

Qaramada midoobay oo ka hadashay ciidamo looga dhaawacay Mali

Afhayeen u hadlay howlgalka nabad sugidda qaramada midoobay ee dalka Mali ayaa sheegay in weerar shalay ka dhacay wadankaas ay kaga dhaawacmeen saddex sarkaal.Olivier...

Kenyaanka ku sugan India oo lagu wargeliyay in ay is diiwaangeliyaan

Safiirka Kenya ku matalo dalka India Willy Bett ayaa muwaadiniinta halkaasi ku sugan ku wargeliyay in ay is diiwaangeliyaan .Kenyaanka ku nool wadankaas ayaa...

Jabuuti oo jawaab ka bixisay eedeyntii dowladda Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa ka jawaabaty eedayn ay dhawaan dolwadda federaalka Soomaaliya u jeedisay taas oo la xirirtay in Jabuuti ay galaangal ku lahed bayaankii...

DHAGEYSO:Dadweynaha xaafad ka tirsan Neboi oo ka cabanaya barakicin

Shacabka ku nool xaafadda Eriley ee deegaanka hoose ee Neboi ee ismaamulka Mandera ayaa ka cabanaya in dhulka ay degan yihiin laga barakicinayo waxayna...

Militariga Chad oo diiday in uu la heshiiyo maleeshiyada wadankaas

Golaha militariga ee maamulo dalka Chad ayaa sheegay in uusan wax heshiis ah la gelin doonin kooxaha fallaagada ee weerarada ka wado waqooyiga dalkaas.Maalmo...

Most Popular

Recent Comments