DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliland oo ciidamada uga digay inay siyaasadda ku milmaan

0
433

Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan uu la qaatay Golaha Wasiirada Maamulkaas u furay Ciidamada amaanka iyo shaqaalaha kale ee dowladda inaysan ku dhex Milmin arirmaha doorashooyinka iyo guud ahaan Siyaasadda maadaama hadda ay Soomaaliland doorasho u diyaar Garoobayso.
Dhamaan Shacabka Soomaaliland, Waxgaradka wasiirada iyo guddoomiyeyaasha gobolada ayaa ugu baaqay inay qayb ka noqdaan Xasiloonida guud