Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa la filayaa inay toddobaadkan wada hadlaan, si loo sii ambaqaado heshiiska xabbad-joojinta ah oo uu Maraykanku dhexdhexaadinayo ee Ukraine.
“Labada madaxweyne waxay yeelan doonaan dood aad u wanaagsan usbuucan,”si loo soo afjaro dagaalka u dhaxeeya waddamada dariska ah Ruushka iyo Ukrane.