Ra’iisul wasaaraha Qatar oo ka digay weerar ka dhan ah Iran

0
149

Ra’iisul wasaaraha waddanka Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa ka digay in weerar lagu qaado xarumaha Nukliyeerka ee Iran uu “gebi ahaanba wasakheynayo” biyaha Khaliijka, isla markaana halis gelinaya nolosha Qatar, Imaaraadka iyo Kuwait.