Israa’iil iyo Xamaas oo mar kale wadahadal uga furmaya Doxa ee Qatar

0
81

Wakiilo ku matalaya Wada-xaajoodyada Israel iyo Xamaas ayaa maanta ku wajahan magaalada Dooxa, iyadoo dhexdhexaadiyeyaasha Masar, Qatar iyo Mareykanka ay isku dayayaan inay dib u soo nooleeyaan heshiiskii xabbad joojinta.
Dhankooda kooxda Xamaas ayaa cambaareysay go’aanka Israel ay ku jartay korontada Gaza taaso dhalisay saameyn aad u xoogan.