Waxaa xalay magaalada Nairobi lacag arruurin loogu sameeyay madarasada Najeeex oo ay ka soo qeyb galeen madax kala duwan.
Waxaana munaasabadda lacag arruurinta waqafka mdarasadaasi guddoominayay wasiirka Wasaaradda Macdanta, Dhaqaalaha Buluugga ah iyo Arrimaha Badaha ee Kenya Cali Xassan Joho.
Waxaana ka mid aha mas’uuliyiinta hogaaminaysay lacag arruurintaas barasaabka Garissa Nathiif Jaamac Aden iyo Senetarka dowlad deegaankaas,madax kale oo ka socotay Gobolka waqooyi bari iyo wasiiro.
Sheikh Xassan cabdullahi Camey oo ka mid ahaa guddiga lacag arruurinta Madarsada Najex ayaa inoo faah faahinaya sida ay u dhacday yabooha loo sameeyay madarsadaasi.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO: Wasiiro ka soo qeyb galay lacag arruurin xalay loo sameeyay Madarsada...