Hal qof ayaa lagu dilay, afarna waa lagu dhaawacay Beerta Olkiombo ka dib muran ka dhashay dhul.
Dadka deegaanka ayaa ka mudaaharaadaya go’aanka maxkamadda ee lahaanshaha 4,000 oo acres oo dhul ah.
Maxkamaddu waxay u xukuntay Livingstone Kunini Ole Ntutu inuu yahay mulkiilaha dhulkaasi.
Dadka deegaanka ayaa loogu baaqey in ay isdajiyaan.