DHEGEYSO: Madaxda Migori oo soo dhaweeyay heshiiskii siyaasadeed Raila iyo Ruto

0
559

Hogaamiyaasha ismaamulka Migori ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan heshiiska siyaasadeed oo ay shalay gaareen madaxweynaha dalka William Ruto iyo Raila Odinga.