DHEGEYSO:Qaybo ka mid ah Koonfurta Wajeer oo deeq raashiin ah la gaarsiiyay

0
330

Xoghayaha waaxda hiddaha iyo dhaqanka ee dalka ayaa deeq raashiin ah iyo biyo gaarsiisay qaybo ka mid ah deegaan baarlamaneedka Koonfurta ismaamulka Wajeer.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan noo soo diray.