Wararka Kenya Ganacsatada Kapsabet oo dowladda ka codsaday in ay amniga xoojiso By star - January 29, 2025 0 544 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ganacsatada deegaanka Kapsabet ee ismaamulka Nandi ayaa dowladda ugu baaqay in ay amniga xoojiso. Waxay sheegeen in amni darro jirta awgeed ay danta ku qasabto in ay dukaamadooda xilli hore xiraan iyagoo ka cabsanaya in burcad ay soo weerarto. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/01/Ganacsatada-Kapsabet.mp3