Waxaa lagu soo warramayaa in markab laga leeyahay dalka Talyaaniga uu saaka gaaray Albania.
Markabkan ayaa siday 49 ruux wuxuuna ku soo xirtay dekadda Shengjin.
Tani ayaa qayb ka ah dadaallada ay dowladda Talyaaniga dib ugu celinaysa dadka soo galootiga ee halkaasi sida sharci darrada ah ku galay.