DHAGEYSO: 2 qof oo lagu dilay ismaamulka Kirinyaga

0
355

Labo qof ayaa kooxo hubeysan ku dileen Inooi oo ka tirsan dowlad deegaanka Kirinyaga.
Dadka deegaanka ayaa sheegaya in xaaladda ammaan ee aaggaasi ay tahay mid walaac leh.