Koox dhalinyaro ah oo dib u habayn lagu sameeyay oo ku nool xaafada Mathare ee Nairobi kuwaas oo ku hoos shaqaynaya ololaha cadaalada deegaanka, ayaa muujiyay walaaca ay ka qabaan dhibaataynta saraakiisha booliiska iyo xubnaha Nyumba Kumi.
Waxa ay ku andacoonayaan in lagu bartilmaansado howlgalada lagu xaqiijinayo amniga.
Tan ayaa imaanaysa ka dib markii Ciidamada Booliiska ay hawlgalo ka fuliyeen xaafada Mathare ka dib markii uu halkaas dil ka dhacay.
Home Wararka Kenya Walaac laga muujiyay hawlgalo ay ciidamada Booliiska ka sameeyeen xaafada Mathare ee...




