Wararka Kenya DHAGEYSO: Guddoomiyaha Wajeer oo ka hadlay qorsho la xiriira biyo-dhaamin By star - January 21, 2025 0 297 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Barasaabka ismaamulka Wajeer Axmad Cabdullahi ayaa sheegay in ay biyo dhaamin u sameyn doonaan shacabka xoolo dhaqatada ah ee dowlad deegaankaasi. Guddoomiyaha ayaa shir jaraaid oo uu qabtay uga hadlay arrimo dhowr ah waxaa uuna yiri https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/01/Barasaabka-Wajeer.mp3