DHAGEYSO: Ismaamulka Nairobi oo bilaabay mashaariic nadaafadeed

0
294

Barasaabka ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa Milkiilayaasha guriyaha bartamaha caasimada dalka ee Nairobi ku amray muddo 90 maalmood ah in ay ku rinjiyeeyaan guriyahooda.
Gudomiye Sakaja ayaa sheegay in la doonayo in la soo celiyo bilicda magaalada caasimada ah
Ismaamulka Nairobi ayaa bilaabay mashaariic nadaafadeed.