Dowladda ismaamulka Kakamega ayaa adeegga qaran ee dhallinyarada ee NYS la saxiixatay heshiis bishan billaabanaya oo lagu dayactiraya dhammaan waddooyinka dowlad deegaankaasi.
Waxaa arrintan warbaahinta faahfaahin ka siiyay wasiirka waddooyinka iyo tamarta ee Kakamega Injineer Patrick Wesonga Kundu.
Wasiirka ayaa sheegay in marka mashaariicdan la fulinaya aan la eegi doonin waddooyinka uu qaabilsan yahay maamulka qaran ee (KeNHA) iyo kuwa kale.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Adeegga qaran ee dhallinyarada iyo ismaamulka Kakamega oo heshiis wada gaaray