DHAGEYSO:Shacabka deegaanno hoostaga Garsen oo dhigay dibadbax ay kaga cabanayaan saraakiisha waaxda KWS

0
252

Shacabka ku nool deegaannada hoose Asa iyo Kone ee ka tirsan deegaan baarlamaaneedka Garsen ee ismaamulka Tana River ayaa cabasho ka muujiyay dhibaatooyin ay sheegeen in ay kala kulmaan saraakiisha waaxda adeegga duurjoogta ee dalka ee KWS.
Waxaa dadka deegaanka dhigeen dibadbax ay kaga soo horjeedaan dhibaatooyinka ay kala kulmaan saraakiisha KWS