Iyadoo dugsiyada hoose dhexe iyo kuwa sare ee xilli dugsiyeedka koowaad ee sanadkan maanta dib loo furay ayaa waalidiinta walaac muujiyeen maadaama xarumaha waxbarasho qaar aan dib loo furin.
Tani ayaa timid ka dib markii wasaaradda tacliinta ee dalka ay sheegtay in dugsi kasta oo u hoggaansamin halbeegyada xaqiijinta badqabka ardayda aanan la furi doonin gaar ahaan kuwa leh qaybaha hooyga.
Waalidiinta qaar ayaan garaneyn halka ay carruurtooda gayn doonaan.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ardayda dugsiyada ay dowladda xirtay oo aan garanayn halka ay ku biiri...