DHAGEYSO:Booliiska Nairobi oo baaraya dhacdo uu nin si xun u jir dilay walaashiis ee xaafadda Islii

0
952

Qoys ku nool xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji ee ismaamulka Nairobi ayaa doonaya inay helaan cadaalad ka dib markii gabadhooda uu si xun u jir dilay walaalkeed ka weyn oo lagu magacaabo Cabdicasiis Cabdullaahi Daqare.
Sida laga soo xigtay qoyska, Cabdicasiis ayaa ku qanci waayay safarkii walaashiis Ridwaan Cabdullaahi Daqare ay ku tagtay waddanka Uganda.
Booliiska ayaa baaraya dhacadadan.