Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Hirshabeelle oo ka hadashay xaaladaha Fatahaadaha By star - May 17, 2021 0 306 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobalka Shabellada dhexe ayaa si wada jir ah uga hadlay Fatahaadda Wabiga Shabeelle ee go’doomisay magaalada Jowhar