Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddoomiyaha shaqaalaha dowladda oo faahfaahiyay marxaladihii shaqaalaha dowladda Soomaaliya soomaray

DHAGEYSO:Guddoomiyaha shaqaalaha dowladda oo faahfaahiyay marxaladihii shaqaalaha dowladda Soomaaliya soomaray

Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Fedraalka Soomaaliya Xasan Abshirow ayaa faahfaahin ka bixiyey marxaladihii ay soo mareen shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Soomaaliyeed.
Wuxuu sheegay in hadda dowladda Soomaaliyeed ay waddo isku dheeli tirka shaqaaaleheeda iyo Mushaaraadka ay bixinayso,isagoo arrintaas ugu mahadceliyay Madaxda dalka ugu Sarraysa gaar ahaan Madaxweynaha, Ra’iisul wasaaraha iyo Wasiirka Maaliyadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments