Wararka Kenya DHAGEYSO:Haweenka ku ganacsado suuqa qudaarta ee Wajeer oo cabasho muujiyay By star - December 10, 2024 0 249 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Haweenka danyarta ah ee ku ganacsado suuqa lagu iibiyo qudaarta ee magaalada Wajeer ayaa cabasho ka muujiyay lacago kiro ah oo laga qaadaya goobaha ganacsiga ee suuqaasi . Qaar ka mid ah ganacsatadan oo warbaahinta la hadlay ayaa yiri. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/12/Haweenka-ganacsatada-Wajeer.mp3