Xildhibaanka deegaanka Kapseret ee ismaamulka Uasin Gishu Oscar Sudi ayaa cambaareeyay shakhsiyaadka baraha bulshada ku dhaliilaya waxqabadka dowladda.
Waxaa uu xusay in dadkan aynan fahansanayn dhibaatada ay leedahay inuu qaran burburo .
Oscar ayaa shacabka kugu boorriyay in ay iska diiwaangeliyaan caymiska cusub ee caafimaadka bulshada ee SHA.
Waxaa uu sheegay in dadka barnaamijkan dhaliilaya ay yihiin kuwo ladan sida uu hadalka u dhigay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Oscar Sudi oo cambaareeyay shakhsiyaadka baraha bulshada ku dhaliilaya waxqabadka dowladda