Wasiirka wasaaradda adeegga dadweynaha ee dalka Justin Muturi ayaa sheegay in dowladda dhexe ay waddo qorho qaybaha kala duwan ee dadweynaha loogu gaarsiiinayo adeegyada dowladda.
Waxaa uu xusay in dowladda ay kaashan doonta xildhibaanada baarlamaanka ee dalka si adeegyada shacabka loo fidinayo loogu daadejiyo deegaannada iyo degmooyinka hoose.
Muturi ayaa intaasi ku daray in qorshaha ku aadan in qaybaha kala duwan ee dadweynaha loo dhaweeyay adeegyada dowaladda ay wasaaradda uu hoggaamiyo la wadaagto golaha qaran ee xeer dejinta.
Home Wararka Kenya Justin Muturi oo sheegay in dowladda ay kaashan doonto xildhibaanada si adeegyada...